Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

(English) (Somali) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV)  
 
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2009
 


Leverkusen oo hogaanka Bundesliga ku fadhida

Mogadishu 18 Janaury 2010 Waagacusub Media.

FRANKFURT (AP)—Bayer Leverkusen ayaa soo gabagabeysay joogitaankii Bayern Munich ay fadhiday hogaanka sare ee horyaalka Bundesliga wax ka yar 24 saac markii ay kooxda Mainz 4-2 ugu adkaatay.

(English) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV) (Sheeko)

Bayern ayaa fadhiday hogaanka markii ay Hoffenheim ka adkaatay bilowga wajiga 2aad ee horyaalka iyadoo sidaa ku qabatay markii ugu horeysay mudo hal sano ka badan, laakiin Leverkusen ayaa ka dajisay marki ay guushaasi heshay.

Hamburger SV ayaa Freiburg 2-0 u dhiibtay, Eintracht Frankfurt ayaa Werder Bremen u dhiibtay 1-0, Bochum waxey Borussia Moenchengladbach kaga adkaatay 2-1 halka Hertha Berlin ay 3-0 u dhiibtay Hannover waana guushii 2aad oo ay hesho xagaagaan.

Leverkusen haatan waxey leedahay 38 dhibcood, waxey 2 dhibcood ka sareysa Bayern. Halka Hamburg ay ka leedahay 34 dhibcood taaso Schalke kaga sareysa on goal difference. Schalke waxey axada la ciyaari doontaa Nuremberg.

Ciyaartii ugu danbeysay Stuttgart ayaa waxey 3-1 kaga taqalustay kooxda horyaalka difaacaneysa ee Wolfsburg , iyadoo ka baxsaneysa iney dib u laabato.

Sunni Said Salah
sunnijournalist@gmail.com
Senior Somali Sports Journalist
Sports Chief Editor
www.ciyaaro.com & www.waagacusub.com

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new