Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

(English) (Somali) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV)  
 
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2009
 

Algeria, Angola oo jartay Ticket quarterfinals

Mogadishu 20 Janaury 2010 Waagacusub Media.

LUANDA, Angola (AP)—Algeria, oo koobka aduunka sanadkaan ay isku group yihiin U.S, aya au soo baxaday wareaga quarterfinals of the African Cup of Nations markii ay xalay 0-0 la gashay xulka marti galinay akoobka ee Angola.

(English) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV) (Sheeko)

Angola waxey group A kaga soo baxday kaalinta 1aad iyadoo leh 5 dhibcood sidoo kale kale waxaa kaalinta 2aad ku soo baxay Algeria oo leh 4 dhibcood.

Algeria waxey wareega 2aad ee tartankaan la ciyaari doontaa xulka ku soo baxa kaalinta 1aad ee Group B maalinta sabtida ah halka ay Angola wajihi doonto xulka ku soo baxa booska 2aad ee isla group-ka B.

Xulka koobkaan loo saadaalinayo ee Ivory Coasta ayaa mar hore ka soo baxaday Group B taasoo caawa la ciyaareysa Burkina Faso.

Angola, waxey horey ugu talagashay in bareejo ay raadsato si ay u soo baxado weyna ugeyd iney ku filantahay.

Sunni Said Salah
sunnijournalist@gmail.com
Senior Somali Sports Journalist
Sports Chief Editor
www.ciyaaro.com & www.waagacusub.com

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new