Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

(English) (Somali) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV)  
 
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2009
 

Henry oo ka badbaaday ganaaxii FIFA

Mogadishu 20 Janaury 2010 Waagacusub Media.

ZURICH (AP)—Thierry Henry wax ganaax ah kalama kulmi doono ficilkii murunka dhaliyay ee isreebreebka koobka aduunka markii uu gacanta ku baasay kubadii lagu dhaliyay goalkii ay ku soo baxeen ee ay World Cup ugu qeybgaleen.

(English) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV) (Sheeko)

FIFA ayaa shalay sheegtay in gudiga disciplinary panel ay go’aankaasi gaareen iyagoo yiri (no legal right ) arintaasi quseeyay oo FIFA u qoran. FIFA waxey sheegtay in uusan jirin sharci si rasmi ah u qeexaya arinta Henry si loo ganaaxo.

“sidoo kale ma jiro qoraal yar oo xitaa xoogaa marmarsiyo loogu heli karo arintaasi kaaso gudiga FIFA ee anshaxa u ogolaanaya iney ciqaab ku soo rogaan henry,” FIFA ayaa hadal ay soo saartay sidaa ku tiri.

Henry ayaa kubada ku baasay gacantiisa bidix ka hore intii uusan u basin William Gallas oo dhaliyay goalka faraxada bishii November sanadki tagay . France waxey ciyaarta ka dhigtay 1-1 waxeyna ku soo baxaday 2-1 oo ay kaga badisay Ireland isku celcelis ahaan goalashii ay kala dhaliyeen.

Xiriirka k/cagta ee Ireland ayaa FIFA iyo French federation weydiistay in ciyaarta lagu celiyo maadaama ay noqtay mid ana sharciga waaqafsaneyn, hayeeshee FIFA ayaa diiday arinkaasi waxeyna u sheegtay in qasab ay tahay in loo hogaansamo go’aankii garsooraha oo an mid lama taabtaan ah.

Sunni Said Salah
sunnijournalist@gmail.com
Senior Somali Sports Journalist
Sports Chief Editor
www.ciyaaro.com & www.waagacusub.com

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new