Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

        Miss Somali Live Chat -Somali Girls - Guurdoon-Sheeko iyo Shukaansi

(English) (Somali) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV)  
 
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2009
 

Arsenal oo hogaanka qabatay

Mogadishu 21 Janaury 2010 Waagacusub Media.

MAPUTO, Mozambique (AP)—Mozambique ayaa shaqada ka burisay macalinkii xulkaasi Mart Nooij kadib markii uu ku guuldareystay in xulka uu soo gaarsiiyo wareega knockout stages ee tartanka the African Cup of Nations.

(English) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV) (Sheeko)

Tomas Rosicky ayaa ku bilaabay goalasha daqiiqadii 44aad, halka xidiga ciyaarta oo ahaa Cesc Fabregas uu ka dhigay ciyaarta 2-2 in the 52d, kaasoo u ahaa goalkiisii 11aad ee xili ciyaareedkaan.

Arsenal hada waxey leedahay 48 dhibcood waxeyna Chelsea kaga sara martay goal difference, halka Manchester United ay hal dhibic u jirto.

The Gunners, oo horyaalkeeda ku guuleysta waxaa ugu danbesyay 2004, badisan waxaa ugu danbeysay markii ay qasaarada kala kulantay Chelsea on Nov. 29.

Liverpool ayaa markii ay booqasho ugu tagtay Tottenham waxey kaga soo badisay 2-0 sidaana waxey ku tagtay booska 6aad waxey hal dhibic ka hooseysaa Spurs and Manchester City .

Sunni Said Salah
sunnijournalist@gmail.com
Senior Somali Sports Journalist
Sports Chief Editor
www.ciyaaro.com & www.waagacusub.com

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

Chat Miss Somali
Chat Miss Somaliland