Kaka,
Zidane oo dhaqaalo u raadinaya Haiti Mogadishu 24
Janaury 2010 Waagacusub Media.
LISBON, Portugal (AP)—Brazilian midfielder Kaka iyo
xidigii ciyaaraha ka fariistay ee ee Zinedine Zidane
ayaa waxaalagu wadaa iney ciyaaraan kulan sxbtinimo
oo lagu ciyaari doono magaalada Lisbon on Jan. 25 si
lacago ay ugu aruuriyaan dadkii ku wax yeeloobay musiibadii
ka dhacday dalka Haiti.
Ciyaartaan oo la yiraah 9The Match Against Poverty)
ayaa waxaa qabanqaabinaya hayada United Nations Development
Programme iyo Portuguese club Benfica, waxaana kulanka
lagu ciyaari doonaa garoonka Lisbon ee Stadium of Light.
Benfica waxey ku dhawaaqaday shalay in xidiga Real
Madrid Kaka uu ka mid yahay line up ciyaartoyda la soo
aruuriyay ee kulankaasi ciyaari doona , iyadoo uu ku
wehliyo Juventus midfielder Pavel Nedved iyo Spain’s
Fernando Hierro waxeyna xidigahaasi la soo aruuriyay
ay la ciyaari doonaa Benfica All Stars.
UN-ku wuxuu sheegay in 3 million oo dadka Haitians
ah inuu wax yeelo u geystay dhul gariirkii ka dhacay
dalkaasi iyadoo 2 million oo ka mid ah ay u baahan yihiin
food assistance.
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download