Weerar loo geestay kaniisad ku taal gudaha kenya wararki ugu dambeeyay

0
Sunday September 03, 2017 - 21:06:11 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar loo geestay kaniisad ku taal gudaha kenya wararki ugu dambeeyay

    Weerar loo geestay kaniisad ku taal gudaha kenya wararki ugu dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar loo geestay kaniisad ku taal gudaha kenya wararki ugu dambeeyay

Weerarka oo ahaa mid qorsheysnaa ayaa waxaa lagu dilay Askar ka tirsanaa Booliska Kenya iyo dad halkaa u cibaado doonta.

Weerarka ayaa waxaa qaaday afar ruux oo hubeysnaa kuwaa oo goortii ay gaaren Kaniisada toogasho ku dilay laba Askari oo ilaalo ka haysay Kaniisada, kadibna sii laayay dad kale oo shacab ahaa, iyagoo markii danbe ku baxsaday Mooto.

Taliyaha Ciidamada Booliska gobalka Xeebta Larry Kiyeng ayaa sheegay in maleeshiyaadka ay hore usii qaateen hubkii ay ka disheen labada Askari.ma ahan markii ugu horeyay ee la weeraro kanisat ku taal gudaha keny wixi warar ah ee kusoo kardha waan nila soo socd siin doona haduu Eebo idmo wehelkaga ha ahaado waagacusub.com

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...