Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Ka Doodaya Arinta Qalbi Dhagax

0
Sunday September 10, 2017 - 13:41:59 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2116
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Ka Doodaya Arinta Qalbi Dhagax

    Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Ka Doodaya Arinta Qalbi Dhagax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta Ka Doodaya Arinta Qalbi Dhagax

Xildhibaanada aqalka sare ee baarlamanka Federaalka Soomaliya  ayaa lagu wadaa in ay maanta yeesheen kulankooda caadiga ahaa

Ajendaha kulanka maanta ayaa ah  ka doodista go’aankii golaha wasiirada dhawaan ay kasoo saareen dhiibidii C/kariin Shiikh Muuse(Qalbi Dhagax) oo ah sarkaal ka tirsan Jamhadda ONLF oo dhawaan loo gacan galiyay Dowladda ethopia.

Xildhibaanada ayaa diirada saari  doona go’aankii golaha wasiirada, iyo dhibbane Cabdikariin Sh. Muuse (Qalbi Dhagax) waxaana la filayaa in ay shirkooda kasoo saaraan go’aano.

Haddii ay dhacdo in aqalka sare qaato go’aan lidi ku ah midkii ay qaateen RW Kheyre iyo golahiisa Wasiirada,  ayaa waxaa dhici karto in golaha shacabkana ay qaataan go’aan kaa la mid ah taasoo horseedi doonta in RW Xasan Cali Kheyre uu lumiyo kalsoonida golaha Shacabka halkaasno xilkiisa uu ku waayo.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...