[Mareykanka] oo War kasoo saaray dagaalka Soomaalida iyo Oromadda

0
Tuesday September 19, 2017 - 13:25:05 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Mareykanka] oo War kasoo saaray dagaalka Soomaalida iyo Oromadda

    Mareykanka oo War kasoo saaray dagaalka Soomaalida iyo Oromadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mareykanka oo War kasoo saaray dagaalka Soomaalida iyo Oromadda

Dowladda Mareykanka ayaa ka dalbatay dowladda Itoobiya in ay baaritaan deg deg ah ay ku sameyso 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen dagaalka u dhaxeeya Soomaalida iyo Oramada ee dalkaasi ka socda.

Safaaradda Mareykanka ee Addis Ababa ayaa  sheegtay in dagaalka uu ahaa mid aad u xun oo lagu xasuuqay dadka Shacab ah oo aan waxba galabsan.

Dowladda Itoobiya ayaa laga dalbaday in ay la xisaabtanto dadka masuulka ka ahaa rabshadaha ka dhacay Bariga Itoobiya ee dadka lagu dilay.Ugu yaraan 50 kun oo kale ayaa barakacay tan iyo markii dagaalka uu ka dhacay xuduudda gobolada Somalida iyo Oromada ee Itoobiya.

Maamullada deegaanada Soomaaliya iyo Oromada ayaa isku eedeeyay in la adeegsaday maleeshiyaad iyo ciidamada maamullada si ay u qaadaan weeraro aargoosi ah.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...