Goobaha codbixinta ee Jarmalka oo la furey, Angela Markel oo dhawreysa guushii afaraad ee is-xigta

0
Sunday September 24, 2017 - 12:58:54 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goobaha codbixinta ee Jarmalka oo la furey, Angela Markel oo dhawreysa guushii afaraad ee is-xigta

    Goobaha codbixinta ee Jarmalka oo la furey, Angela Markel oo dhawreysa guushii afaraad ee is-xigta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goobaha codbixinta ee Jarmalka oo la furey, Angela Markel oo dhawreysa guushii afaraad ee is-xigta

Dadka Jarmalka ayaa maanta u dhaqaaqey doorashada Baarlamaaniga, waxaana ay dooranayaan Mustashaarka cusub. Goobaha codbixinta ayaa la furey sideeda sagaalka xiliga Soomaaliya, natiijada hordhaca ah ee ugu horeysa ayaa la rajeynayaa in ay soo baxdo saacadda Soomaaliya markey tahay 19:00.

Isbahaysiga CDU ee ay hoggaamiso Angela Markel ayaa la saadaalinayaa in ay markii afaraad ku guuleysanayaan, waxaana ra’yi ururin lagu ogaadey in guusha Markel ay tahay sida qorax aan caad saarneyn. Haddii Angela AMrkel guuleysato doorashada maanta ayey noqoneysa qofkii labaad ee afar jeer oo isku xiga noqda Mustashaarka dalka Jarmalka, waxaana ay raaceysaa raadkii Helmut Kohl ee hoggaamin jirey isla xisiga CDU.

Xisbiga midigta fog ee AfD ayaa dhici karta in ay noqdaan Xisbiga saddexaad ee ugu weyn dalka Jarmalka, Xisbigan ayaa ololihiisa doorashada ku soo galay ka hortaga Muslimiinta iyo Soo galootiga.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...