Dowlada Farmaajo Oo Ku Mashquulsan Dagaalka Beesha Habar Gidir (XOG CULUS)

1
Sunday November 05, 2017 - 23:42:04 in Wararka by Mogadishu Reporter
  • Visits: 6131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Farmaajo Oo Ku Mashquulsan Dagaalka Beesha Habar Gidir (XOG CULUS)

    Dowlada Soomaaliya Oo Ku Mashquulsan Dagaalka Beesha Habar Gidir (XOG CULUS)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Soomaaliya Oo Ku Mashquulsan Dagaalka Beesha Habar Gidir (XOG CULUS) Kulan ay usbuuc ka hor yeesheen Farmaajo, Fahad, Kheyre iyo Taabit, ayaa lagu go’aamiyey In dagaal lagu qaado Beesha Habargidir. 

Farmaajo ayaa sheegay in Beesha Habargidir ay halis ku tahay xukunkiisa. Kulanka ayaa lagu go’aamiyey qorshe labo weji leh. 

Qorshaha Koowaad: Waxaa loo xilsaaray gudi Xildhibaano iyo Wariyaal ah oo ay ka mid yihiin Xuseen Iidoow, C/shakuur Cali Mire, Cawil Daahir Salaad, C/laahi Kulmiye Xirsi, Maxamd Cajiib kuwaasoo kasoo kala jeeda Beelaha Murusade, Mareexaan iyo Abgaal. 

Gudigan ayaa ku hawlan samaynta dacaayad iyo propaganda laga sameeyo siyaasiyiinta iyo waxgarad ka Beesha Habargidir. 
Lacag ilaa $500,000 kun ayaa loo qoondeeyey dagaalka Dacaayada iyo Aflagaadada. 

Qorshaha Labaad: In la iska horkeeno Beesha Habargidir iyo Beelaha Hawiye. 

Waxaa la qorsheeyey in la kala furfuro Odayaasha Hawiye ee maalmaha shirarka joogtada ah ugu socday Muqdisho, kuwaasoo maalmo ka hor soo saaray baaq aad u xooggan oo fariin adag u diray Farmaajo iyo kooxdiisa. 

Si kastaba ha ahaatee, Xildhibaanada Hawiye intooda badan waa mucaarad, gaar ahaan kuwo Mudulood, balse waa ka badan yihiin Habargidir dhinaca mucaaradka, laakiin Kooxda Farmaajo ayaa iska dhaadhicisay in mucaaradnimada loo muujiyo wax hal qabiil wado oo Habargidir lagu soo shaabadeeyo.


Loading...
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...