War deg deg ah-: Xildhibaan Goor-dhaw lagu dilay Muqdisho.

0
Wednesday November 22, 2017 - 16:41:10 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah-: Xildhibaan Goor-dhaw lagu dilay Muqdisho.

    War deg deg ah-: Xildhibaan Goor-dhaw lagu dilay Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah-: Xildhibaan Goor-dhaw lagu dilay Muqdisho.

ha u naxariistii waxaa Goor-dhaw magaalada Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug waxaana la sheegay in dilkiisa ay ka dambeeyeen Ilaalada Xildhibaan ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya.

Marxuumka la dilay ayaa la sheegay in uu marayay Nawaaxiga Bar Control oo ku taala Sayidka waxaana Gaarigiisa oo ku soo dhawaaday gaariga Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya waxaana la sheegay in ay rasaas ku fureyn Gaariga Marxuumka ilaada Xildhibaan Abuukaate.

Xildhibaan Garaad Yuusuf oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa KNN u xaqiijiyay Geerirada Xildhibaan Maxamed Abdi Guuleed oo ka mid ahaa Baarlamaanka Galmudug.

 


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...