[Wardegdega:Liiska qabiiladda] Madaxweyne Farmaajo oo Gudoomiyaha Gobolka u magacaabay Ninka ugu liita Hawiye "Yes Man"

0
Sunday January 21, 2018 - 07:17:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 9330
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    [Wardegdega:Liiska qabiiladda] Madaxweyne Farmaajo oo Gudoomiyaha Gobolka u magacaabay Ninka ugu liita Hawiye "Yes Man"

    Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya

Markuu arkay soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib-u-heshiisiinta;


Loading...

Markuu wadatashi la sameeyey, islamarkaasna dhageystey talooyinka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya;


Madaxweyahu waxuu shaqsiyaadka hoose u magacaabay xilalka kala ah:

• Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Benaadir Ahna Duqa Muqdisho; (Abgaal/Wacbuudhan/Daauud)


• Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasada; (Murusade)


• Hussein Mohamed Nur waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Maamulka & Maaliyada; (Habargidir/Sacad)


• Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta (Banaadiri)


• Aadan Sheikh Cali Fidow waxaa loo magacaabay Guddoomiye kuxigeenka Howlaha Guud (Duduble)


• Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen (Xawaadle)


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...