War Dag Dag ah:-Qarax Goor dhow lala beegsaday ciidamo ka tirsan Dowlada.

0
Thursday February 01, 2018 - 12:35:04 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3022
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War Dag Dag ah:-Qarax Goor dhow lala beegsaday ciidamo ka tirsan Dowlada.

    War Dag Dag ah:-Qarax Goor dhow lala beegsaday ciidamo ka tirsan Dowlada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Dag Dag ah:-Qarax Goor dhow lala beegsaday ciidamo ka tirsan Dowlada.  Wararka ka imaanaya deegaanka Tareedisho ayaa sheegaya in Laba askari ay geeriyootay laba kala ay dhaawacmeen ka dib markii gaari ay saarnaayeen ciidamadaasi lala beegsaday Qarax miino oo marayay wadada ku taal deegaanka Tareedisho.

Askartaan ayaa saarnaa gaari nuuca raaxa ah waxay lasocdeen gaari Cabdi   Bila ah oo ka horeeyay lama oga in qarax ayaga lala damacsanay iyo in gaari Cabdi Bilaha lala beegsan rabay.

Loading...

Ciidamada ayaa rasaas furay markii qaraxa miino dhacay ka dib.

Dad goob joogyaal ah KNN lahadlay ayaa sheegay in ciidamada Qaraxa lala eegtay ay ahaayeen ciidamo Militeri ah.

Waxaaa hadda dagan deegaanka tareedisho ee duleedka Magaalada Muqdsiho oo daqiiqado ka hor qarax miino lagula eegtay ciidamo ka tirsan Dowlada.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...