[Daawo Wardegdega:] Taarikadda Baabuur isku qarxiyay Taliska Melleteriga guutada 6-aad ee Afgooye iyo meeydka ninkii waday

0
Friday March 02, 2018 - 11:50:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6395
  • (Rating 4.7/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Daawo Wardegdega:] Taarikadda Baabuur isku qarxiyay Taliska Melleteriga guutada 6-aad ee Afgooye iyo meeydka ninkii waday

    Waagacusub.com - Baabuur caasiya oo laga buuxiyay walxaha qarxa ayaa gudaha u galay Taliska Ciidanka Melleteriga iyo kuwa Emirate-ka wada degan yihiin ee Guutadda 6-aad , Degmadda Afgooye, Shabelladda hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Baabuur caasiya oo laga buuxiyay walxaha qarxa ayaa gudaha u galay Taliska Ciidanka Melleteriga iyo kuwa Emirate-ka wada degan yihiin ee Guutadda 6-aad , Degmadda Afgooye, Shabelladda hoose. Gaarigga oo ka yimid dhinaca Walanweyn ayaa lagu istaajiyay kontoroolka Ciidanka Emirate-ka laakiin markiiba waxeey toogteen labadii askar ee barta joogay iyagoo afar kalena baabuurka jiirsiiyay kadibna intuu gudaha u galay ayuu is qarxiyay.
Gaarigga qaraxa loo adeegsaday waxaa ku rarnaay Arri badan,Lafo iyo calool geel, Moos iyo Malaay gasacadeeysan , sidoo kale waxaa saarnaay Caagag Olyo ah, waxaana waday nin Jareer ah ,sida aad ka arki kartaan sawirkiisa.
Taliska la qarxiyay waxaa joogay Ciidanka Taliye Xuseen Xoosh, sidoo kale waxaa la sheegay in Taliye Nur Xayir taagnaay Etos-ka markii qaraxa dhacaayey.
Loading...

Waagacusub.com ayaa helay Sawirka ninka is qarxiyay, sawiradda baabuurka qarxay iyo taarikadiisa. halkaan hoose ka daawo.





Sikastaba ha ahaatee lamma ogga khasaaraha dhimashadda iyo dhaawaca ee qaraxa geeystay laakiin dhaawacyadii la qaaday ayaa mar kale lagu qarxiyay wadada Afgooye ee tagta siinka dheer. dhinaca kalena wuxuu dagaal ka socdaa Degmadda Balcad ee gobolka Shabeeladda dhexe oo ay ku dagaalamayaan Ciidanka Dowladda iyo kuwa argagixisadda Al-Shabaab.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...