War Deg-deg ah; Iskahorimaad ku dhex maray ciidamo kawada tirsan dowlada duleedka magaalada

0
Thursday March 08, 2018 - 21:06:58 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2430
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah; Iskahorimaad ku dhex maray ciidamo kawada tirsan dowlada duleedka magaalada

    War Deg-deg ah; Iskahorimaad ku dhex maray ciidamo kawada tirsan dowlada duleedka magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah; Iskahorimaad ku dhex maray ciidamo kawada tirsan dowlada duleedka magaalada
Iskahorimaad hubeysan oo dhaliyay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa goor dhow ka dhacay deegaanka Xaansholey oo u dhexeeya magaalada Jowhar iyo garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar.

Wararka ayaa sheegaya in iskahorimaadkan uu dhex maray ciidamo ku sii jeeday garoonka diyaaradaha iyo ciidamo kale oo la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Bancraft.

Iskahorimaadkan ayaa sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac hase yeeshee lama oga heerka uu gaarsiisan yahay.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...