War dag dag ah Qarax aad u weyn oo gilgilay Moqdisho

0
Thursday March 22, 2018 - 17:23:07 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    War dag dag ah Qarax aad u weyn oo gilgilay Moqdisho

    War dag dag ah Qarax aad u weyn oo gilgilay Moqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War dag dag ah Qarax aad u weyn oo gilgilay Moqdisho
Faah  faahin  ka  soo  baxaysa   Qarax  Goor  dhaw  Ka  dhacay  Magaalada 
 Muqdisho  

Wararka  aan  hada  ka  helayo   Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya inuu qarax xooggan halkaas ka dhacay.

Qaraxaan oo ahaa mid si weyn looga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho ayaa waxaa kasoo baxayo warar hordhac ah.

Loading...

Sida ay goobjoogayaal sheegayaan qaraxaan oo ahaa gaari ismiidaamin ah ayaa wuxuu ka dhacay kasoo horjeedka Hotelka Wehliye oo ku yaal inta u dhaxeyso Dabka iyo Sayidka.

Lama ogo Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaas balse waxay wararka hordhaca ah sheegayaan inuu jiro Khasaaro xoggan oo halkaas ka dhashay.

Waxay dhibaato xoog leh kasoo gaartay dadweyne ku shaaheenayo agagaarka Hotelk, maadaama ay meeshaas tahay meel aad loo buuxo.

Gaarigaan ayaa la aaminsan yahay inuu yahay mid weyn oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa waxaana weli kala cadaan haddii uu naftii halige waday iyo haddii kale
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...