[Topnews:] Gudoomiye ku xigeenka 2aad oo si kulul uga jawaabay qoraalkii Cabdiweli Muudey
Waagacusub.com - Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray Caawa ku caddeeyay in go'aankii maanta kasoo baxay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Muudey aanu ahayn go'aan ka soo baxay Guddoonka Golaha Baarlamaanka.
Mahad Cawad ayaa qoraalkiisa ku sheegay in C/weli Muudey aanu ahayn ku-sime, isla markaana aanu xaq u lahayn inuu isugu yeero Baarlamaan keligiis, wuxuuna caddeymo u soo qaatay qodobo ka mida Dastuurka iyo Xeer hoosaadka.
Mooshinka Jawaari ayaa u muuqda mid mugdi sii gelaya, iyadoo xildhibaannada mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari aysan heysan codad u filan, taasoo ugu wacan inay dib u dhigaan fadhiyada baarlamaanka.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA MAHAD CABDALLA
[Topnews:] Gudoomiye ku xigeenka 2aad oo si kulul uga jawaabay qoraalkii Cabdiweli Muudey
Waagacusub.com - Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa qoraal uu soo saaray Caawa ku caddeeyay in go'aankii maanta kasoo baxay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Muudey aanu ahayn g