[Topnews] Farmaajo oo diiday inuu qaabilo Xildhibaano uu Kheyre u dirsaday iyo Mooshinka cusub ee dagaalkooda

0
Monday April 02, 2018 - 08:50:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6277
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Farmaajo oo diiday inuu qaabilo Xildhibaano uu Kheyre u dirsaday iyo Mooshinka cusub ee dagaalkooda

    Waagacusub.com - Farmaajo ayaa iska diiday in uu qaabilo ku dhowaad 50 Xildhibaan uu soo dirsaday Xasan Kheyre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Farmaajo ayaa iska diiday in uu qaabilo ku dhowaad 50 Xildhibaan uu soo dirsaday Xasan Kheyre.
Xildhibaanada oo u badnaa kuwa xukuumada ku jira ayaa ujeedkoodu ahaa in ay Farmaajo ku cadaadiyaan in aan laga tanaasulin qorshihii mooshinka. Kheyre oo saakay ilaa caawa la shirayey xilhdhibaanada ayaa ku dhiiraginayey in ay Madaxweynaha ku cadaadiyaan in aan mooshinka laga noqon. 

Loading...

Kheyre, Shariif Xasan iyo Muudeey ayaa isku raacay in Farmaajo cadaadis lagu saaro in uusan Mooshinka ka laabanin, hadii cadaadisku shaqayn waayo ayey isku raaceen in Mooshin ka loo leexiyo dhinaca Farmaajo. 

Dhinaca kale, Fahad Yaasiin iyo Cabdishakuur Cali Mire ayaa wada kulamo ay Xildhibaanada mooshinka uga saarayaan. Fahad ayaa Xildhibaanada ku wargeliyey in Madaxweynaha uusan doonaynin in khilaafka sii socdo, maadaama uu Beesha caalamka ammaan uga helay xalinta khilaafka.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...