[Topnews Wardegdega] Jawaari oo diiday iney gudaha Hoolka galaan boqol Askari oo aan hubeeysneeyn balse Muudey watay ?

0
Wednesday April 04, 2018 - 08:19:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3123
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews Wardegdega] Jawaari oo diiday iney gudaha Hoolka galaan boqol Askari oo aan hubeeysneeyn balse Muudey watay ?

    Waagacusub.com - Amaanka baarlamaanka ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo Xildhibaanadu ay safaf dhaadheer ku jiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Amaanka baarlamaanka ayaa si weyn loo adkeeyay iyadoo Xildhibaanadu ay safaf dhaadheer ku jiraan. Gudoomiye ku xigeenka 1aad Cabdi Weli Muudey ayaa laga hor istaagay inuu gudaha Hoolka la galo boqol askari ,Ciidan Booliis aan hubeeysneeyn.
Sida muuqata Xildhibaanadda taabacsan Jawaari waxeey leeyihiin awood culus ,iyagoo u muuqda iney ka guuleeysteen garabka Cabdiweli Muudey ee Farmaajo taabacsan.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...