Ciidamadii Xasilinta oo Gadood uga baxay Isgoysyadii ay ilaalada ka hayeen ee Magaalada Muqdisho (Akhri sababta)

1
Saturday April 07, 2018 - 16:16:41 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 4629
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadii Xasilinta oo Gadood uga baxay Isgoysyadii ay ilaalada ka hayeen ee Magaalada Muqdisho (Akhri sababta)

    Ciidamadii Xasilinta oo Gadood uga baxay Isgoysyadii ay ilaalada ka hayeen ee Magaalada Muqdisho (Akhri sababta)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamadii Xasilinta oo Gadood uga baxay Isgoysyadii ay ilaalada ka hayeen ee Magaalada Muqdisho (Akhri sababta)


 
BanaadirXukuumadda
Ciidamadii Xasilinta oo Gadood uga baxay Isgoysyadii ay ilaalada ka hayeen ee Magaalada Muqdisho [Akhri sababta]
April 7, 2018



Ciidamadii xasilinta ee ku sugnaa Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa banneeyay goobihii ay ka ilaalin jireen amniga.

Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka gadoodeen xuquuq ka maqan oo xukuumadda Soomaaliya ay u balanqaaday balse ay ku guuldarreystay inay bixiso, waxaana Galabta la arkayay ciidamadii oo isag baxay goobihii ay ilaalada ka hayeen ee Jidka Wadnaha laga bilaabo Isgoyska Isbitaal Digfeer ilaa Sanca iyo koontarooladii Jidka muhiimka ah ee Maka Almukarma oo ay sidoo kale banneeyeen.

Loading...


 
Dadweynaha ayaa si weyn ugu farxay wadooyinka ay faarujiyeen ciidamada NISA iyo kuwa xasilinta caasimadda, waxaana arrintan ka danbeysay kadib markii ra’iisal wasaare Kheyre la sheegay inuu uga baxay balanqaadkii uu  u sameeyay ciidamada.
Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...