Ciidamo Boob Kula Dhaqaaqay Xaruntii Tababarka Imaaraadka Ee Muqdisho

0
Monday April 16, 2018 - 17:31:04 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3054
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo Boob Kula Dhaqaaqay Xaruntii Tababarka Imaaraadka Ee Muqdisho

    Ciidamo Boob Kula Dhaqaaqay Xaruntii Tababarka Imaaraadka Ee Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo Boob Kula Dhaqaaqay Xaruntii Tababarka Imaaraadka Ee Muqdisho
Saraakiishii tababarayaasha ahaa eek u sugnaa Xerada tababarka Imaaradka ee Muqdisho ayaa saakay isaga baxay Magalada Muqdisho,iyaga oo dalkooda dib ugu laabtay kadib markii uu xumaaday xiriirii Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamadii ay horay u tababareen Imaaraadka ay ka warheleen bixitaanka Saraakiisha Imaaraadka,isla markaana ay bilaabeen in ay boobaan Agab ay lahaayeen Saraakiisha Imaaraadka,sida Gaadiid Ciidan,Qalabkii tababarka iyo Gaadiid kale.

Dad ka agdhow Xarunta Tababarka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in  ay arkayeen Ciidamo wata Agabkii ay ka tageen Saraakiisha Imaaraadka ee ku sugnaa Xarunta ay ku lahaayeen Degmada Hodan.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...