[Wardegdeg ah:-] Ciidamada NISA Oo Hada Xoog Ku Galay Guriga Xildhibaan.

0
Thursday April 19, 2018 - 23:35:18 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Wardegdeg ah:-] Ciidamada NISA Oo Hada Xoog Ku Galay Guriga Xildhibaan.

    Waagacusub.com - Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta Galay Guriga Xildhibaan Cadow Cali Gees oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan Hay'adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta Galay Guriga Xildhibaan Cadow Cali Gees oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya.

Barqadii maanta ayaa la sheegay in Ciidamo Nabad Sugid ah ay galeen Guriga Xildhibaanka oo ku yaalo Gudaha Dekadda Muqdisho.

Ciidamada ayaa barayay muddo ku dhaw 4 saacadood Gudaha Guriga waxaana la sheegay in Xildhibaanka uu ku maqan yahay Wadanka Maraykanka.

Shaqaalaha Guriga ayaa Warbaahinta  u sheegay in ay Alaabta Guriga iyo Xafiisyo Xildhibaanka lahaa Banaanka la keenay qaarkoodna Bur bur loo geestay.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...