Dagaal Caawa Ka Dhacay Xaafad Ka Mid Ah Muqdisho

0
Sunday April 22, 2018 - 01:18:37 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal Caawa Ka Dhacay Xaafad Ka Mid Ah Muqdisho

    Dagaal Caawa Ka Dhacay Xaafad Ka Mid Ah Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal Caawa Ka Dhacay Xaafad Ka Mid Ah Muqdisho

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay xaafada Xamar Jadiid ee degmada Wartanabada kadib markii kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamo ka tirsan dowladda ku leeyihiin agagaarka halka loo yaqaano Sargaduuda ee Xaafada Xamar Jadiid.

Dadka deegaanka ayaa waxa ay waagacusub u sheegeen in ay maqlayeen dhawaqa rasaasta ay labada dhinac ay isweeydaar sanayeen, waxaana weerarka uu ahaa mid bambaanoooyinka gacanta laga tuuro ku bilaawday.

Inta la xaqiijiyey hal askari ayaa dagaalkaas ku geeriyooday halka dad Shacab ah ay ku dhaacmeen kuwaas oo loola cararay goobaha Caafimaad ee Magalada Muqdisho siloogu daweeyo.

Xaalada goobtii uu dagaalka ka dhacay ayaa Degan, waxaana howlgallo ka wada ciidamada dowladda Soomaaliya, waxaana sidoo kale well dagaalkaas ka hadlin laamaha amniga Soomaaliya.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...