[Degdeg] Guddigga doorashadda oo shaaciyay xilliga doorashadda Gudoomiyaha baarlamaanka iyo jadwalka ka horeeya ?

0
Sunday April 22, 2018 - 17:04:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Degdeg] Guddigga doorashadda oo shaaciyay xilliga doorashadda Gudoomiyaha baarlamaanka iyo jadwalka ka horeeya ?

    Waagacusub.com - Guddigga qabanqaabada doorashadda Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa shaaciyay maalmaha iyo xilliga doorashadda dhici doonto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Guddigga qabanqaabada doorashadda Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa shaaciyay maalmaha iyo xilliga doorashadda dhici doonto.

HOOS KA AKHRISO SHURUUDAHA U SOO SAARAY GUDDIGA

1- Murashaxiinta araajidooda waxaa ay ku hagaajin karaan guddi-hoosaadka diwaan-gelinta murshaxiinta oo fadhigooda yahay xarunta Villa Hargeisa.

2- Murashaxa u tartamaya XILKA guddoomiyaha golaha shacabka, kana tirsan golaha wasiirrada waa inuu guddiga qabanqaabada u keenaa  caddeyn ku xusan is-casilaadda/is-casilaadeeda marka uu is-diiwaangelinayo.

3- Kharashaadka is-diiwaangelinta murashaxiinta waxaa lagu shubayaa xisaabta furan Account No 127 ee Golaha shacabka ku leeyahay Bankiga Dhexe ee dowladda.

Jadwalka Doorashada:

Waqtiga Diiwaan-gelinta murashaxiinta Guddoomiyaha golaha shacabka 10.00 am-05.00 PM (Taariikh  23-24 April 2018 Isniin iyo Talaado).

Hadal-jeedinta  murashaxiinta guddoomiyaha golaha shacabka (Taariikh, 25-26 April 2018, Arbaco iyo Khamiis).

Diyaar-garowga  iyo is-xog wareysiga  guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha  golaha shacabka(Taariikh, 27, 29, 2018, Jimce, Sabti iyo Axad)

Doorashada Guddoomiyaha golaha shacabka (Taariikh, 30 April 2018, Isniin).


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...