[Topnews] Dowladda Qatar oo diiday Passport-ka Somaliga in dalkooda lagu galo ?

0
Tuesday May 15, 2018 - 16:48:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Dowladda Qatar oo diiday Passport-ka Somaliga in dalkooda lagu galo ?

    Waagacusub.com - Amiirka Qatar oo soo dhowaynaya Madaxweyne Farmaajo wuxuu sheegay inuu ilaalinayo qaranimada, midnimada & madaxbanaanida Soomaaliya, waa hadal wanaagsan..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Amiirka Qatar oo soo dhowaynaya Madaxweyne Farmaajo wuxuu sheegay inuu ilaalinayo qaranimada, midnimada & madaxbanaanida Soomaaliya, waa hadal wanaagsan..

Dhanka kale waxaan ka warqabnaa in dalka Qatar ee amiirkaasi uu madaxda ka yahay aan laga ogolayn cidii wadata baasaboorka Soomaaliya in dal ku galka dalkooda la siiyo, taasna ay sababtay in muwaadiniintii Soomaaliyeed ee dalkaas dano ka soo galeen in lagu qasbay isticmaalka baasabooro dalal kale, sida baasaboorka Itoobiya oo kale.

Haddii muwaadinikii Soomaaliyeed oo baasaboorkiisii wata laga diiday dalka Qatar, lana ogolaaday isla muwaadinkii marka uu baasaboorka dal kale soo qaato, waxaan ka codsanaynaa madaxweynuhu in uu noo weydiiyo amiirka sida dalkiisu u dhowrayo madaxbanaanida iyo qaranimada dalka Soomaaliyeed?

 Waxaa qoray Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...