[Wardegdega:] Halyeey Qalbidhagax oo Xabsiga Ethiopia laga sii daayey - wuxuu u dhoofay Kenya ?

0
Thursday June 28, 2018 - 13:08:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4574
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Wardegdega:] Halyeey Qalbidhagax oo Xabsiga Ethiopia laga sii daayey - wuxuu u dhoofay Kenya ?

    Waagacusub.com Cabdikariim Sheekh Muse ayaa 40 daqiiqo ka hor laga sii daayey Xabsiga Ethiopia sida uu Waagacusub u xaqiijiyay isagoo ku socda Garoonka diyaaradaha ee Pole International.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com Cabdikariim Sheekh Muse ayaa 40 daqiiqo ka hor laga sii daayey Xabsiga Ethiopia sida uu Waagacusub u xaqiijiyay isagoo ku socda Garoonka diyaaradaha ee Pole International. Sii deeynta Cabdikariim Sheekh Muse waxaa gacan weyn ka geeystay Dowladda Mareykanka,Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe iyo Jamaal Maxamed Warfaa oo ku dhabar jabay har iyo habeena ag taagnaa halkuu ku xiran yahay.
Sikastaba ha ahaatee kooxdii cadawga Ethiopia u dhiibtay ee Nabar iyo Naxdin oo lagu yaqaan xishood daro ayaa laga yaabaa iney sheegtaan sii deeynta Qalbidhagax.
Hala yaabin haddii aad sidaas maqasho maxaa yeelay xirfadda kaliya ee ay yaqaaniin waxeey tahay been iyo dacaayad ku marin habaabin shacab.
Sii deeynta Cabdikariim Qalbidhagax waxeey fariin u direeysaa Jawaasiista Ethiopia ee ka ganacsada dhiigga walaalahood.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...