Dilal ka soo cusboonaaday Moqdisho & Eng. Hassan Mohamud Adan oo ka badbaday isku day dil

0
Monday July 09, 2018 - 15:48:45 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1946
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dilal ka soo cusboonaaday Moqdisho & Eng. Hassan Mohamud Adan oo ka badbaday isku day dil

    Dilal ka soo cusboonaaday magaalada Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dilal ka soo cusboonaaday magaalada Muqdisho Shan ruux ayaa 24kii saac ee la soo dhaafay siyaabo kala gooni ah loogu diley magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya.

Rag ku hubeysan bastoolado ayaa suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ee Suuq Bacaad waxa ay ku dileen magaalada Muqdisho.

Dilka kadib kooxdii dilka geystay ayaa ka baxsaday  goobta ay dilka ka geysteen iyadoo  ciidamo ka tirsan dowlada kuwaas oo halkaasi ka sameeyay baaritaano ay ku raadinayaan  dableydii dilka geystay.

Xalay ayaa sidoo kale waxaa dil loogu geystey degmada Hodon nin ganacsade ahaa iyadoo dilkiisana ay geysteen koox ku hubeysan bastoolado.

Dilalka ciidamada iyo dadka rayidka ah ayaa waxa ay ka dhacayeen magaalada Muqdisho iyadoo dilalkaasna aysan jirin cid loo qabtay.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Www.waagacusub.com


Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...