[DHAGEYSO]Salaad Cali Jeele Shaqsiyaad Madxda DF ka tirsan ayaa fududeeya weerada Shabaab

0
Wednesday July 25, 2018 - 13:27:31 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 4375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DHAGEYSO]Salaad Cali Jeele Shaqsiyaad Madxda DF ka tirsan ayaa fududeeya weerada Shabaab

    Waagacusub.com-Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Waxaa uu Sheegay in Shaqsiyaad ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Al-Shabaab u fududeeyaan qaraxyada ay ka fuliyaan Magaalada Muqdisho iyo gobalada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com-Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Waxaa uu Sheegay in Shaqsiyaad ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Al-Shabaab u fududeeyaan qaraxyada ay ka fuliyaan Magaalada Muqdisho iyo gobalada.


Siyaasiga ma sheegin magacyada Shaqsiyaad ka ka tirsan dowlada,balse waxaa uu ifiyay in ay jiraan dadka ku lug leh fududeynta qaraxyada iyo weerada dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ka geystaan dalka.

HALKAAN HOOSE HOOSE XOGTA UU KASHIFAY

Loading...


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...