[DHAGEYSO] Wasiir Cabdiraxmaan "Ma aqoonsanin Jaamacadaha ku yaalla dalka"

0
Wednesday July 25, 2018 - 20:08:48 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 2132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DHAGEYSO] Wasiir Cabdiraxmaan "Ma aqoonsanin Jaamacadaha ku yaalla dalka"

    Waagacusub.com-Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo wareysi siinayay Somali Cable TV ayaa sheegay Wasaaradda Waxbarashada in aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com-Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo wareysi siinayay Somali Cable TV ayaa sheegay Wasaaradda Waxbarashada in aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla dalka.



Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo ah Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo wareysi siinayay Somali Cable TV ayaa sheegay Wasaaradda Waxbarashada in aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla dalka.

Wasiirka ayaa wuxuu tilmaamay in xittaa Wasaaradiisa aysan aqoonsaneyn Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed oo ah Jaamacad dowladda Soomaaliya hoostagta.

Loading...

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA WASIIRKA




Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...