[DHAGEYSO: ]Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo Xukumadda Kheyre eedeyn culus u jeediyay!

0
Sunday August 05, 2018 - 02:41:55 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 1677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DHAGEYSO: ]Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo Xukumadda Kheyre eedeyn culus u jeediyay!

    Waagacusub.com-Xildhibaan Cabduqaadir coosble oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Xasan Cali kheyre waxa uu ku dhaliilay in ay ka gaabisay dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com-Xildhibaan Cabduqaadir coosble oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Xasan Cali kheyre waxa uu ku dhaliilay in ay ka gaabisay dagaalka ka dhan ah Al-Shabaab.


Waxa uu sheegay in dhibaatooyinka ka jira deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle ay masuul ka tahay dowladda Soomaaliya,isla markaana weli go’aansan in Al-Shabaab laga saaro deegaanada Maamulkaas.

"Dhibka maanta naheysto waxaa ka mas’uul ah xukuumadda Nabad iyo Nolol isku-tilmaamtay,deeganada hir-shabeelle in Shabaab laga saaro dowladda awood uma weynin hubkii ugu badnaa oo dowlad soomaaliyeed lasiiyo ayaa soo gaaray dowladda hadda jirta laakin waa ay ka jiiftaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayuu yiri Xildhibaanka.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...