[DHAGEYSO]: ONLF oo ka hadashay isbadalka Kilinka Shanaad!

0
Tuesday August 07, 2018 - 13:49:10 in Wararka by Sahal Muqdisho
  • Visits: 2111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DHAGEYSO]: ONLF oo ka hadashay isbadalka Kilinka Shanaad!

    Waagacusub.com-Iyada oo galinkii danbe ee shalay uu iscasilay madaxweynihii Dowlad deegaanka Soomaalida mudane Cabdi Maxamed Cumar loona magacaabay madaxweynaha Cusub Axmed Cabdi Maxamed,oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee nidaamkii Cabdi Maxamed Cumar,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com-Iyada oo galinkii danbe ee shalay uu iscasilay madaxweynihii Dowlad deegaanka Soomaalida mudane Cabdi Maxamed Cumar loona magacaabay madaxweynaha Cusub Axmed Cabdi Maxamed,oo ahaa wasiirkii maaliyadda ee nidaamkii Cabdi Maxamed Cumar, ayaa dhaliilo lasoo jeedinayaa.


Isbadalka ka dhacay dowlad deegaanka waxaa ka hadlay Jabhadda ONLF, Cadaani Hiirmooge oo ah Afhayeenka Jabhaddaa aya ka hadlay.

Hoos ka dhageeyso Wareysiga Cadaani Hiirmooge



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...