[Halkan ka daawo warbixin Murugo leh:] oo laga diyaariyey 20 sano kaddib qaraxyadii Nairobi iyo Daresalaam
Waagacusub.com-Labataan sano kaddib qaraxyadii khasaaraha badan geystay ee lala beegsaday safaaradaha Mareykanka ee Nairobi iyo Dar es Salaam, waa sidee saameynta dhacdooyinkaas?
Warbixintan cajiiba oo laga diyaarshay saameynta kala duwan ee qaraxyadaas ku yeesheen dalka Kenya 20 sano kadib dad ku dhaawacmay oo ka sheekeynaya.
Halkan ka daawo warbixin laga diyaariyey 20 sano kaddib