[Topnews] Gudoomiyaha Aqlabiyadda baarlamaanka Somalia ee Madasha horusocod oo la doortay si ay u tuuraan Farmaajo.

0
Sunday May 14, 2017 - 23:48:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 16718
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Gudoomiyaha Aqlabiyadda baarlamaanka Somalia ee Madasha horusocod oo la doortay si ay u tuuraan Farmaajo.

    Waagacusub.com - In ka badan boqol Xildhibaan ayaa Gudoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka u doortay Cabdirashiid Xiddig iyadoo berri lagu wado in Muqdisho looga dhawaaqo guddiyadda kala duwan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - In ka badan boqol Xildhibaan ayaa Gudoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka u doortay Cabdirashiid Xiddig iyadoo berri lagu wado in Muqdisho looga dhawaaqo guddiyadda kala duwan.

Gudoomiyaha Xildhibaanadda ku midoobay Madasha horusocod wuxuu berri magacaabi doonaa golle u dhigmo gollaha Wasiiradda kuwaas oo la baxay guddigga fulinta .

Guddigga fulinta wuxuu ka koobnaan doonaa 15 Xoghayeyaal sidoo kale waxeey madasha horusocod yeelan doontaa Afar Gudoomiye ku xigeen.

Xildhibaanadda hogaamiyaha u doortay Cabdirashiid Xiddig waxaa la filayaa iney si degdega ugu gogol xaaraan isbedel ballaaran oo galaafan doono Farmaajo iyo Kheyre sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen ila wareedyo muhiima.

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...