[Topnews:-] Akhri liiska Ra'isulwasaare Kheyre oo eryay shaqaalahii Habargidir ee Dekadda kuna bedelay Murusade iyo beelo aan degin Banaadir

0
Monday May 15, 2017 - 00:04:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 19371
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Akhri liiska Ra'isulwasaare Kheyre oo eryay shaqaalahii Habargidir ee Dekadda kuna bedelay Murusade iyo beelo aan degin Banaadir

    Xubnaha loo magacaabay Dekadda, xilalkooda iyo beelaha ay kasoo jeedaan ayaa kala ah:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha loo magacaabay Dekadda, xilalkooda iyo beelaha ay kasoo jeedaan ayaa kala ah:-


    Magaca ,        Shaqada iyo         Beesha 


Loading...

Axmed Cabdullahi Samow              Maamule       ————— Gaaljecel


Maxamuud Axmed Xasan               Maamule ku xigeen 1-aad         Abgaal


Nadar Tibaax Maalin Garaad                      Maamule ku xigeen 2-aad         Xawaadle


Maxamuud Maxamed Guure           Madaxa Qeybta qiimeynta         Murusade


Maxamed Cabdirisaaq Xuseen, Madaxa qeybta manafeeska, Xawaadle


Saciid Cabdullaahi Ducaale             Madaxa qeybta Gadiidka           Warsangeli (Daarood)


Salaad Maxamed Cabdi Madaxa qeybta Dhoofinta          Murusade


Axmed Maxamed Ibraahim            Madaxa qeybta shaqaalaha        Raxan weyne


Xasan Dhicisow Madoobe               Madaxa qeybta Khasnada         Abgaal


Muuse Rooble Faarax                    Madaxa qeybta Hubinta             Murusade


Saalax Cumar Cabdullaahi             Madaxa qeybta xisaabaadka      Reer Ow Xasan


Cumar Maxamed Barre, Madaxa Qeybta IT-ga, Abgaal

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...