Qarax Loo Adeegsaday Gaari Gacan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho

0
Sunday September 09, 2018 - 11:06:41 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Loo Adeegsaday Gaari Gacan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho

    Qarax Loo Adeegsaday Gaari Gacan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Loo Adeegsaday Gaari Gacan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Muqdisho

Waxaa goor dhow Xaafadda Siinaay ee Magaalada Muqdisho ka dhacay qarax loo adeegsaday gaari gacan kaas oo ay aad ula yaabeen dadka deegaanka,qaraxaan ayaa la sheegay in lagu hoos qariyay gaari gacan kadibna uu qarxay.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in markii hore ay garan waayeen waxa dhacay lakin goobta ay soo gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaalka Soomaaliya.

Qaraxaan oo ka dhacay qaybta Khudaarta ee Suuqa Siinaay ayaa la sheegay in uu ku dhaawacmay Afar  Qofood,haatana waxaa socda baaritaano ay wadaan ciidamadii goobta ka ag dhawaa.


Loading...

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...