Akhriso Natiijada Codeynta Hordhaca ah ee doorashada iyo Halka Xisbiyada kala joogaan..

0
Monday September 10, 2018 - 00:43:30 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Natiijada Codeynta Hordhaca ah ee doorashada iyo Halka Xisbiyada kala joogaan..

    Akhriso Natiijada Codeynta Hordhaca ah ee doorashada iyo Halka Xisbiyada kala joogaan..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhriso Natiijada Codeynta Hordhaca ah ee doorashada iyo Halka Xisbiyada kala joogaan.. Waxaa socota Tirinta codadka Doorashada Sweden oo bilaabatay waxana warbaahinta heshay hordhaca natiijada kasoo baxday codadka lasii tiriyay.

Saacada marka ay aheyd 22.45,pm oo daqiiqado kasoo wareegtatay waxaa la tiriyay 5037 cod kuwaasi oo laga tiriyay dhanka deegaanka.

Natiijada kasoo baxday Codadkaasi hordhaca ee la tirayay ayaa ah.

S + MP + V: 40.6 percent Rödgröna
Alliance:  40.2 percent Xisbiyada isbaheystay.
SD:  17.7 percent.
 
Dhanka Barlamaanka.
 
S + MP + V: 144
Alliance:  142
SD:  63
 
Marka la eego dhanka xisbi walbo iyo codadka uu heesto waxaa muuqata in xisbiga socialdemokraterna uu ku jira kaalinta ugu horeyso halka xisbiga moderaterna uu xoojistay booskiisa kaalinta labaad.
 
Hoos ka Akhiros Codeynta hordhaca iyo Xisbi walbo.
 
S:      28.2 percent
MP:   4.4 percent
V:      8.0 percent
M:     19.7 percent
C:      8.6 percent
KD:   6.4 percent
L:     5.5 percent
SD:   17.7 percent.
 
Fadlan Lasoco Waagacusub Media  Waxay toos kugu soo tabineysaa halka ay mareyso natiijada doorashada oo lagu dhawaaqayo isla caawa.

Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...