Abdalla Abdalla ku xigeen Sirdoonka Somalia oo ku eedeyay Madaxda Cusub ee Sirdoonka Qaranka Shabaab nimo

1
Tuesday September 11, 2018 - 16:20:35 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abdalla Abdalla ku xigeen Sirdoonka Somalia oo ku eedeyay Madaxda Cusub ee Sirdoonka Qaranka Shabaab nimo

    Abdalla Abdalla ku xigeen Sirdoonka Somalia oo ku eedeyay Madaxda Cusub ee Sirdoonka Qaranka Shabaab nimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abdalla Abdalla ku xigeen Sirdoonka Somalia oo ku eedeyay Madaxda Cusub ee Sirdoonka Qaranka Shabaab nimo

 ku-xigeenkii hore ee Nabadsugida Jeneraal Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa dacwad kusoo oogay Agaasimaha Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA Xuseen Cismaan Xuseen  iyo ku-xigeenka Hay’adda Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.


Loading...

Xubnahaan ayuu ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen falal isaga lagula kacay, wuxuuna sheegay inay xiriir la leeyihiin Al-shabaab oo uu caddeyn u hayo,islamarkaana uu u gudbiyay Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida.


Warqadan ayaa ku taariikheysneyd 2-dii bishan September, waxaana ka muuqata sumadda qabashada Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida.


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka dhigay dhammaan darajooyinkii ciidan, kana ruqseeyay hay’adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed keddib soojeedin ka timid Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.


Dhinaca kale Dowlada Kenya ayaa ku eedesan Fahad Yaasiin Xaaji Daahir inuu basaas u yahay Dal aan Somalia aheen 


By Ali Aadan Hashi

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...