[Wardegdeg:-] Ardayad Lagu Dhex Toogtay Jaamacadda Soomaaliya

0
Friday September 21, 2018 - 12:05:12 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Wardegdeg:-] Ardayad Lagu Dhex Toogtay Jaamacadda Soomaaliya

    War Deg Deg:-Ardayad Lagu Dhex Toogtay Jaamacadda Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg:-Ardayad Lagu Dhex Toogtay Jaamacadda Soomaaliya

Waagacusub.com Kooxo hubeysnaa ayaa barqanimadii maanta waxa ay gudaha jaamacadaha Soomaaliya  gaar ahaan qeybta 21-ka Junuary waxa ay ku dileen Gabar Ardey aheyd.


Loading...

 Sida ay inoo xaqiijiyeen goob-joogayaal rag bastooladdo ku hubeysnaa ayaa gudaha u galay Jaamacadda abaaro 10;50 daqiiqado,waxayna ku dhex toogteen Gabar kamid aheyd ardeyda gaar ahaan qeybta Shareecadda.


Gabahdha ayaa la toogtay xili fadhisay kursigeeda,waxayna durbadii ragga hubeysnaa ay ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.


Dhanka kale Maamulka jaamacada Soomaaliya, oo si kooban ula hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay in rag bastooladdo ku hubeysnaa ay gudaha usoo galeyn Jaamacadda islamarkaana ay toogteen gabadha, ayna goobta baxsadeen,

Ilaa haatan si dhab ah looma oga sababta loo dilay Gabadhahaan kamid aheyd ardeyda jaamacadaha Soomaaliya.


Dhanka kale ciidamadda C.I.D ee booliska Soomaaliyeed ayaa goordhaweyd gaaray goobta uu dilka ka dhacay,waxayna wadaan Baaritaano arintaan ku saabsan



Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...