[Topnews:-] Dhiirigelinta Caasi waalidiinta - Mashruuca igu sawir ee Muqdisho ka socda ?

0
Wednesday September 26, 2018 - 02:11:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 7693
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 0
  • Share via Social Media

    [Topnews:-] Dhiirigelinta Caasi waalidiinta - Mashruuca igu sawir ee Muqdisho ka socda ?

    Waagacusub.com - Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia, NGO-leey iyo Wariyeyaal Somalia ayaa dhaqaale iyo magac ka dhex raadinaya olole ay ku dhiirigelinayaan laba Caasi waalidiin Ruqiya Abduulaahi Mohamed iyo Mohamed Cabdiraxmaan Mukhtaar oo l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia, NGO-leey iyo Wariyeyaal Somalia ayaa dhaqaale iyo magac ka dhex raadinaya olole ay ku dhiirigelinayaan laba Caasi waalidiin Ruqiya Abduulaahi Mohamed iyo Mohamed Cabdiraxmaan Mukhtaar oo loo aqoonsaday LAMAANAYAASHA DOQOMADDA QARNIGA kadib markii ay xaflad sameeysteen oo Tv-yadda soo fariisteen xilli wiilka adeerkiis Axmed Mukhtar Saalax lagu gubay xaafadda Towfiiq ee Muqdisho halka gabadha hooyadeedna ay xabsi ku jirto.

Xildhibaan Cabdi shire Ciyaar jecel oo ka mida shaqsiyaadka dhiirigelinaya LAMAANAYAASHA CAASI WAALIDIINTA ayaa sheegay in Ruqiyo iyo Mohamed loo dhigi doono aroos Qaran laakiin taasi waxeey gef ku tahay garaadka wanaagsan, dhaqanka Soomaaliyeed iyo Diinta islaamka, waxeey dhinaca kale dhiirigelin u tahay Caasi waalidiinta.

XILDHIBAAN CIYAAR JECEL OO ASAL AHAAN U DHASHAY BEESHA CEYR HABARGIDIR BALSE SHEEGTA INUU YAHAY WAGARDHAC MAREEXAAN AYAA OLOLAHIISU YAHAY NACEYB QABIIL,WAXAANA LAGA SOO WERIYEY INUU YIRI " Waxaan heeysanaa fursad aan Hawiye ku bahdilno,waana inaan gabadhooda u guurino ninka `Jareerkaa"

Inkastoo Jareerku yahay Somali Muslima haddana wiilka iyo gabadha waa caasi waalidiin labadaba.

"Gabadh hooyadeed xabsi ku jirta , sidee ku dhici kartaa iney Tv soo fariisato oo jaceyl ka sheekeeyso iyadoo qoslee, sideese wiil adeerkiis loo gubay dartii u soo fariisan karaa Tv ?

WARBIXIN AAN BARTEEYDA FACEBOOK KU DAABACAY OO KUMANAAN QOF KA FALCELIYEEN IYAGOO U RIYAAQSAN AYAAN SIDAAN U QORAY :

LAMAANAHA DOQOMADDA QARNIGA ?

Mashruuca cusub ee igu sawir iyo murugada taagan ?

Gabadh hooyadii foolatay xabsi darteed loo geliyay iyo wiil adeerkiis tacsidiisii taal oo dartiis loo gubay miyaa mudan iney Tv soo fariistaan oo Jaceyl ka sheekeeyaan.

Labada doqon dartood beey geeri u dhacday, haddana ubadkii iyo ehelka Axmed Dowlo oo daawanaa ayaa dushooda laga sameeyay mashruuc IGU SAWIR iyo Lacag aruursiya.

Ma jirto doqon ka liidata gabadha hooyadeed oo xabsi ku jirta Tv inta fariisata jaceyl ka sheekeeynee, mana jiri doqon ka xun wiil ka xishoon waayey agoonta adeerkiis ka dhintay.

FADLAN HADAAD DAMIIR LEEDIHIIN AGOONTA AXMED DOWLO HALOO GURMADO OO GARGAARA , HADDII KALE U SACAB TUMA MASHRUUCA BEENTAA EE CABDI SHIRA CIYAAR JECEL IYO XASAN CALI GEESEY WATAAN, KAAS OO UJEEDKIISU YAHAY IN LACAG ARUURSI LAGU SAMEEYO.

ANIGGU WAXAAN LAMAANAHAAS U CIMAAMADAY "LAMAANAHA DOQOMADDA QARNIGA"

BY DAHIR ALASOW


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...