Al shabaab oo la Wareegay Deegaano katirsan Sh/Dhaxe iyo Akhirso Halka ay aadeen Ciidamada Dowladda

0
Saturday September 29, 2018 - 16:59:46 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al shabaab oo la Wareegay Deegaano katirsan Sh/Dhaxe iyo Akhirso Halka ay aadeen Ciidamada Dowladda

    Al shabaab oo la Wareegay Deegaano katirsan Sh/Dhaxe iyo Akhirso Halka ay aadeen Ciidamada Dowladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al shabaab oo la Wareegay Deegaano katirsan Sh/Dhaxe iyo Akhirso Halka ay aadeen Ciidamada Dowladda

Waagacusub.com Warar ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya goordhaw in ciidamo katirsan AL shabaab ay la wareegeen deegaano hoos yimaada degamaasi.


Loading...

 Xoogaga Al shabaab deegaana hada gacantooda galay ayaaaa lagu kala magacaabaa Yaaqle, Dhagaxow,Kooreebe iyo tuulooyin kale oo ku hareereesan degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe.

Cutubyo katirsan Ciidamada Dowladda oo halkaasi fariisimo iyo saldhigyo ku lahaa ayaa isaga baxay deegaanadaasi, waxeyna qaarkood afka aadiyeen Magaalada Balcad oo looga arimiyo maamul degmada.


Dadka Deegaanka ayaa Simba u sheegay iney arkayaan gadiidka Al shabaab oo calama mad madow ku xiran yihiin oo gaaf wareegaya deeganada gacanta ay ku dhigeen maaanta, sido kale Al shabaab ayaa meelo fagaaro dadka isku yeeray. 


Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...