WAR DEG DEG AH: Qaraxyo Is Xig Xigay Goordhaw ka Dhacay Magaalada Muqdisho
WAR DEG DEG AH: Qaraxyo Is Xig Xigay Goordhaw ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Waagacusub.con Jugta laba qarax ayaa goordhaw laga maqlay qaar katirsan degmooyinka Gobalka Banaadir.
Goobjooge ayaa Simba u xaqiijiyay laba qarax in lala eegtay Gadiid ay la socdeen ciidamo katirsan Amisom oo marayay aga-gaarka warshada baastada ee magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.
Ilaa hada lama oga khasaaraha ka dhashay labada Qarax ee Kolonyada ciidama Amisom lala eegtay.
Ciidamada Amisom ayaa Xiray goobta qaraxyada ay ka dhaceen, kuwaa oo mararka ridaya Rasaas, sida dadka deegaanka ay Warbaahinta Waagacusub Media u sheegen
WAR DEG DEG AH: Qaraxyo Is Xig Xigay Goordhaw ka Dhacay Magaalada Muqdisho
WAR DEG DEG AH: Qaraxyo Is Xig Xigay Goordhaw ka Dhacay Magaalada Muqdisho