[Topnews] Muuqaalka Ninkii Jarjaray Wariye jamal khashoggi oo dadkii la joogay ku amray iney Music ?

0
Thursday October 18, 2018 - 06:33:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 8522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Muuqaalka Ninkii Jarjaray Wariye jamal khashoggi oo dadkii la joogay ku amray iney Music ?

    Waagacusub.com - Sawirkaan waa ninkii jarjaray khaashoqji, waxa la yiraahdaa Dr.Salaax Al-Dubayqi waa Dhakhtar qaabilsan (Caafiimaadka sharciga )oo ka tirsan ciidanka ammaanka Saudi Arabia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawiradda: Dr.Salaax Al-Dubayqi
Waagacusub.com - Sawirkaan waa ninkii jarjaray khaashoqji, waxa la yiraahdaa Dr.Salaax Al-Dubayqi waa Dhakhtar qaabilsan (Caafiimaadka sharciga )oo ka tirsan ciidanka ammaanka Saudi Arabia.

  • Waxa la sheegay in uu ku yiri kuwii la shaqanayyey iney dhagaystaan Music inta ay jarjaristu socotay.

Aljazeera

هذا هو من قام بتقطيع جثة جمال خاشقجي .

يشغل منصب مدير الطب الشرعي في أمن السعودية .

الجزار/ ( الدكتور) صلاح الطبيقي .

Nasiibdaradda kuwa sheegta Islaamka ee Munaafiqiinta waxaa ka mida in dhaqaatiirtii loo carbiyay iney dadka badbaadiyaan ay maanta jarjarayaan hormuudkii bulshadda iyagoo sabab uga dhigaya dhaqan fool xun oo ku saleeysan YAAN LA HADLIN, YAAN WAX LA MAQAL ,YAAN WAX LA ARAG.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...