[Wardegdeg] Ciidamada AMSIOM Oo Gadiidka Gaashaaman Dul Marsiiyay Caruur Aan Qaan Gaarin +Daawo Sawiradda

0
Thursday October 18, 2018 - 12:52:56 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2911
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [Wardegdeg] Ciidamada AMSIOM Oo Gadiidka Gaashaaman Dul Marsiiyay Caruur Aan Qaan Gaarin +Daawo Sawiradda

    Waagacusub.com Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gadiidka ciidmada Amisom oo jiiray laba caruur ah oo aan qaan gaarin, xili ay marayeen Xaafada Xaawa Taako ee degmada Balcad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya gadiidka ciidmada Amisom oo jiiray laba caruur ah oo aan qaan gaarin, xili ay marayeen Xaafada Xaawa Taako ee degmada Balcad.

Kolonyo katirsan Ciidamada AMISOM ayaa gadiidkooda dul marsiiyay caruur aan qaarkood qaan gaarin, xili ay caruurtaasi saarnaayeen gaari dameer marayay bartamaha magaalada Balcad.


Loading...

Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa dhimatay halka mid kalena uu yahay dhaawac halis ah, kadib markii ciidamada Amisom ay dul marsiiyeen gadiidkooda gaashaaman saddexdaasi ruux.

Goobjooge la hadlay Idaacada Simba ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM gadiidkooda ay dul marsiiyeen laba caruur ah oo xitaa mid kamid ah la wayay xubnaha jirkiisa qeyb kamid ah.


Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada Degmada Balcad Axmed sheekh xuseen oo goordhaw wareysi gaar ah siiyay Idaacada Simba ayaa faah faahin ka bixiyay caro ka dhalatay, kadib markii gadiidka Amisom ay ku dulmareen degmada Balcad caruur aan xitaa qaarkood qaan gaarin.


Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in dadka magaalada ay isku soo baxeen, kuwaa oo dhigaya banaanbax ay kaga soo hor jeedaan caruurtaasi gadiidka ciidamada AMSIOM la dul marsiiyay.




  

Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...