[Madax goboleedyada]:oo ku hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka

1
Monday October 22, 2018 - 08:40:24 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Madax goboleedyada]:oo ku hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka

    Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, haddii lagu guul-darreysto in dalka ay ka dhacaan doorashooyin, ayaga oo ku eedeeyey dowladda dhexe inaysan hayn waddadii doorasho ay ku dhici lahayd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, haddii lagu guul-darreysto in dalka ay ka dhacaan doorashooyin, ayaga oo ku eedeeyey dowladda dhexe inaysan hayn waddadii doorasho ay ku dhici lahayd. Waagacusub.com Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, haddii lagu guul-darreysto in dalka ay ka dhacaan doorashooyin, ayaga oo ku eedeeyey dowladda dhexe inaysan hayn waddadii doorasho ay ku dhici lahayd.

Loading...

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Madoobe oo ka hadlayey doorashooyinka waxuu yiri "Arrinta doorashooyinka guddi malaha, dowldda dhexe keligeedna ma laha, waxaan ku heshiina ma jirto, waxaan ku heshiinay mabaa’iid, laakin wax la yiraa hal deegaan doorasho waxbo kama jiraan, ma aha wax ay cidi yeeri karto…ma gaari karaan, cid gooni kuma qanci karto Soomaaliya doorasho noocaas iyo noocaas ayaa dhaceyso, oo aan inta naga waxba ka ogeyn, Soomaaliya kama dhici kareyso, horay ugama soo dhicin, maantana kama dhacesyo, talada wadanka waa naga dhaxeysaa.

Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay in maadaama aysan dowladda hayn, sida uu hadalka u dhigay, wax qorshe ah oo dalka ay ugu horseedi karto guulo doorasho, inay lagama maarmaan noqon doonto inay ayaga doortaan hoggaanka cusub ee dalka.

"Waxaa ay ila tahay mas’uuliyadda la saaray waa garaneynaa, dowladdana waa ku boorineynaa inay dib u soo noqoto, ay timaado miiska wada tashiga, golaha iskaashiga dhismaheeduna waa shey muqadas ah, meel looga wareeganayo ma leh waa dastuuri, haddii ay intaa ka sii tagtana, wax ka weyn oo kale ayaa sii dooraneyaa may be inaan hoggaan sameysanno ayaa laga yabaa” ayuu yiri Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe ayaa dhinaca kale ka hadlay arrimaha amniga, waxaana yiri "Arrimaha amniga waxaan isleeyahay waa qodobka ugu muhiimsan ee shir walba laga hadlo, waa laga hadlaa amniga, waa la calaacalaa, waxbaa laga sheegaa, waxna kama socdaan, xogga waxaa igu yara cusub, dowladaha Soomaalidu marka hadda dowladdii Cabdillahi Yusuf qolada muqaawamada Djibouti loo xuubsiibanayey, hoosbaa wax laga guri jiray, malaha dowladdu waxbaa hoos laga guraayoo, qolada Shabaabku heshiisbaa ka soo socdoo, dagaalkaa la diidanyahay baan is leeyahay, armaan xilli kala guur ah ku jiraa oo innaga degdegeynaa ayaan is leeyahay….ma jiraa in lala dagaalamo waa maya, taasi waxaa ay keentay jidkii Maka Al-mukarama oo awal isaga la mari jiray in isaga meel walbo laga xiray isaga laftiisa lagu socon waayo,

Loading...

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...