[Maxkamadeynta]:Mahad Abiib oo soo dhamaatay isagoo ka hadlay Rajadiisa sharci u soo celinta.

0
Tuesday October 23, 2018 - 00:45:15 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 2466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Maxkamadeynta]:Mahad Abiib oo soo dhamaatay isagoo ka hadlay Rajadiisa sharci u soo celinta.

    Waagacusub.com-Mudo isbuuc ah kadib waxaa lasoo afjaray dhageysiga dacwada Mahad Abiib iyo Hay.ada UNE ee kasoo horjeeda in Mahad dib loogu celiyo Sharciga Dalka norway.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com-Mudo isbuuc ah kadib waxaa lasoo afjaray dhageysiga dacwada Mahad Abiib iyo Hay.ada UNE ee kasoo horjeeda in Mahad dib loogu celiyo Sharciga Dalka norway.

Dacwada oo qaadatay isbuuc ayaa labada dhinac waxay ku soo bandhigeen Cadeymo dheeraad ah lakin Cadeymaha Mahad Abiib waxaa ku jiray Xildhibaan ka tirsan Dowlada somaliya oo marqaati ahaan u yimid goobta.

Go.anka Dacwada ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo dhoor isbuuc kadib iyadoo rajada Mahad Abiib ay hada ka feecantahay sidii hore.

Markii ay soo dhamaatay Dacwada ayuu la hadlay Talafashinka TV2 ee dalka norway isagoo sheegay in xiligan uu rajeynayo ku guuleysiga dacwada.

Wixii ku soo kordha Natiijada Dacwada Lasoco


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...