[Ganacsade]: Caan Ah Oo Lagu Diley Suuqa Bakaaraha

0
Monday October 29, 2018 - 14:45:58 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 3152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    [Ganacsade]: Caan Ah Oo Lagu Diley Suuqa Bakaaraha

    Waagacusub.com- Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay rag hubeysan halkaasi ku dileen Nuur Kheyre Guutaale oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goor dhow ay rag hubeysan halkaasi ku dileen Nuur Kheyre Guutaale oo ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed.

Goob joogayaal ayaa u sheegay Waagacusub Media in raggii dilkaasi geystay ay goobta isaga baxsadeen waxaana halkaasi gaaray ciidamada DFS.

Ciidamadan ayaa wada howlal ballaaran oo la sheegay iney ku baadigoobayaan raggii dilkaasi ka dambeeyey.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco 


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...