[Markay wayeen]: wax caawiya qabriga wiilkooda ayeey wehel ka dhigteen allow hanoo ciqaabin,
Waagacusub.com- Mazzarino: hooyo faadumo xaaji muxamad iyo aamino xaaji muxamad waa labo walalo ah hadana da'ah waxay aduunka ka fuirsan jireen hal wiil oo nolashooda iyo daryeelkooda u taagnaan jiray Nasiib daro waxaa dilay sida la ii sheegay askari ka mida ciidanka soomaalia wiilkii ay nolashooda gacanta ku hayay mudo aan sidaa u fagayn ayaa lagu dilay caasimada dalka,
waxay habeenada qaar ku hoydaan Qabriga wiilkooda maalin kastana way booqdaan si ay biyo ugu soo shubaan Qabrigiisa,
walal qiyaaas hooyo waayeel ah aan quraacan aan qadayn ee daango ku quracata kuna qadaysa wax musqul geeya haysan caawiya u qubeeya waa nolol mudgi ah alle uma waayin inuu wax kasta soo hor dhigo dhalin yaro ka dhigo balse waxaa la eegaya sidaan u dhaqano
waxay u gur guurata qabriga wiilkeeda si way ag seexataa waana kasoo gur guurataa maalin kasta waa muuqaal nolashyda wax ka badalay waa mid aanan wili daawan asaga oo kale,
dadkeenu iskuma war hayaan Ma eegno dadka nagu hoos nool waxaan cunaa cunto qaali ah mararka qaar waan soo daadinaa cunadaas,
Cadaalad daro iyo Masakiinta oo la dhibateyo waa kan meesha ina gaarsiiyay
Ali Aadan Hashi
[Markay wayeen]: wax caawiya qabriga wiilkooda ayeey wehel ka dhigteen allow hanoo ciqaabin,
Waagacusub.com- Mazzarino: hooyo faadumo xaaji muxamad iyo aamino xaaji muxamad waa labo walalo ah hadana da'ah waxay aduunka ka fuirsan jireen hal wiil oo nolashooda iyo daryeelkooda u taagnaan jiray Nasiib daro waxaa dilay sida la ii sheegay a