[Askar]: Ka Tirsan DFS Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Duleedka

0
Saturday November 03, 2018 - 15:36:02 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Askar]: Ka Tirsan DFS Oo Ku Geeriyootey Qarax Ka Dhacay Duleedka

    Waagacusub.com- Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Weydow iyo Macaani ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino lagula eegtay gaari ay la socdeen askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Weydow iyo Macaani ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino lagula eegtay gaari ay la socdeen askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Waagacusub in miinadan ay haleeshay gaari nooca dagaalka ah oo ay ciidankaan la socdeen, waxaana halkaasi ku dhintey Saddex ka mid ah askartii gaarigaasi la socotay, iyadoo sidoo kale ay dhaawacmeen Labo kale.

Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa gaaray ciidamo kale oo dowladda ah kuwaasi oo wada howlgallo ballaaran.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale



Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...