[Taliye] La Dhashay Sarkaal Shabaab oo Loo Magacaabay Taliska Degmadda Kaaran

0
Sunday November 04, 2018 - 16:10:01 in Wararka by Ali Adan
  • Visits: 1874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Taliye] La Dhashay Sarkaal Shabaab oo Loo Magacaabay Taliska Degmadda Kaaran

    Waagacusub.com- Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Saldhiga Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir Canjeex,waxaana lagu badalay Taliye Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com- Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii Saldhiga Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir Canjeex,waxaana lagu badalay Taliye Cusub.

Taliyaha Cusub ee Degmadda kaaraan ayaa loo magacaabay Cabdi Sheekh Ciise Axmed Gacal oo ku magac dheer Cabdi Kumi.

Sarkaalkaan oo ka tirsan ciidamada Booliska Somaliya ayaa noqonaya Taliyaha cusub ee Kaaraan, waxana sugaya howlo cusub,madaama Degmadda ay kamid tahay goobaha ay ku badan yihiin Ciidamada Malatariga Soomaaliyeed, kuwaasi oo dhibaatooyin ku haya shacabka.

Dhanka kale Taliyaha Cusub ee Degmadda kaaraan ayaa la dhashay Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba Kudukade oo ah Gudoomiyaha Shabaab ee Gobolka Shabellaha dhexe.


Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...