[Topnews] Magacyadda sawiradda iyo qabiiladeey u dhasheen Marqaati beenalayaal loo diyaarshay iney Madaxweyne Cabdi iley ku eedeeyeen dimbiyo

0
Wednesday November 07, 2018 - 01:45:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5895
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    [Topnews] Magacyadda sawiradda iyo qabiiladeey u dhasheen Marqaati beenalayaal loo diyaarshay iney Madaxweyne Cabdi iley ku eedeeyeen dimbiyo

    WAAGACUSUB.COM - Todobo ka mida Caadaqaatayaasha la siiyay lacagta Laaluushka si ay marqaati beena ugu furaan Madaxweynaha Somali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAAGACUSUB.COM - Todobo ka mida Caadaqaatayaasha la siiyay lacagta Laaluushka si ay marqaati beena ugu furaan Madaxweynaha Somali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar.
Todobadaan Nin oo loo hormariyay min shan iyo toban kun oo lacagta birta Ethiopia waxaa la geeyay Addis Ababa, waxeyna kala yihiin:-
1. Xasan Akli:- Waa SAMAROON Wuxuu Agaasime ka yahay Machadka Maareynta DDS.
2. Axmednaasir Muxumed Habarwaa:-  Waa BARTIRE Waxa Uu Agaasin Ka Yahay Xafiiska Tacliinta Sare Ama TVET
3.Hilaal [BAYDISLE] Waxa U Ahaa Ku xigeenka Machadka Caafimadka Jigjiga Ama JIGJIGA HEALTH SCEINCE COLLAGE
4.Aadan Sugaal (Aden Speed) waa GARI KOOMBE Waxa Uu Agaasin Ka Yahay Xafiiska Maaliyada Iyo Hormarinta Dhaqaalaha DDSI.
5.Cabdi Ibraahin (Cirro DDSI) HAWIYE deegaan Ahaan Degmada Maiso ayuu ka soo Jeeda Waxay Ilma Adeer Yihiin IBRAAHIN CALI WASIIRKII SCIENCE AND TECHNOLOGY EE HORE Waxa Uu Cabdi Ibraahin Agaasin ka yahay Tacliinta Sare Ama TVET KA
6. Cabdi Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Xirsi (MADHE AMA CABDI MADOOBE) Waa BARTIRE 
Waa Garaadka Beesha Absame Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Xirsi Walaalkii Oo Ka Weyn Waa Qoyskii Garaad WIILWAAL
7. Daahir Aleeli:- BARTIRE Waa Agaasinka Xisaabadka Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha sportiga
Xaga Ay Xubnihii Kale Uu Damiirkoodu Siin waayey Inay Arintaas Foosha Xun Ku Dhaqaaqaan, Waxaana Kamid Ah 
1. Axmed Maxamed Meygaag
2. Khadar Araarso Oo Caawa Halgamaa Daahir Calasow Wareysi Siiyey
3. Hani Qoraxey 
4. Cabdi Biiti 
5. Maxamed Cabdiraxmaan Oo Suldaan Maxamed Ku Magac Dheer 
6. Jamaal Cali
Waxaa hubaala inuu xaalka noqon doono qofkii sheega ma dhaafto.
Waxaa qoray Wasiir ku xigeenkii heego.

Loading...
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...